Daweeye APK 1.1.1 - تنزيل مجاني

تحميل APK

آخر تحديث: 12 ديسمبر 2022

معلومات التطبيق

Appka Daweeye ka hel dhamaan adeegyada daryeelka caafimaadka.

اسم التطبيق: Daweeye

معرف التطبيق: com.daweeye

التقييم: 0.0 / 0+

المؤلف: Daweeye

حجم التطبيق: 29.91 MB

الوصف التفصيلي

حبكا هي ديوان جالينتا أبكا داويي

- Appkan waxa la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga، Emailka iyo Taleefan lambarkaaga isku diwaan galinaya، Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta ah.

Habka isticmaalka APPka Daweeye

1. Waxa aad dalban kartaa adeegyadan hoos ku xusan adiga oo isticmaalya habkan.
Fiiro Gaar ah: - halka sare waxaad isku badalan kartaa labada luqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriisiga.

A. Adeega Booqo dhakhtar (قم بزيارة Docotor): - Marka aad doorato adeegan waxa kuu soo baxaya magaalooyinka، dabdeedna takhasusaadka، intaa ka dib waxa kuu soo baxaya dhakhaatiirta takhasuska aad dooratay. dhakhtarka aad rabto ayaad ka qabsan kartaa balanta maalinta iyo wakhtiga ama waxaad u qaban kartaa qof kale sida caruurtaada. Intaa ka dib waxad helaysaa warqada Cadaynta ee xiliga Balantaada adiga oo ka eeganaya Qaybta hoose ee Balamahayga.

فارماسي (صيدلية): - Adeegan waxaad ka dalban kartaa dawada aad rabto adiga oo dooranaya qaybaha kala duwan ee dawooyinku ku kala jiraan، dabadeed waxaad ku darsanaysaa salada (Cart)
، intaa ka dib waxad soo dalacaysaa (تحميل) warqadaictoorku kuugu qoray dawada (الوصفة الطبية) hadii ay dawadaasi tahay mid aan dhakhtar la'aan la bixin karin. intaa ka dib waxa laguu soo dirayaa dawada ama shayga aad dalbatay adiga oo gurigaaga jooga.
Fiiro Gaar ah: Caanayowga iyo xafaayadaha ku dhex jira qaybta وصفة Hooyada dhalaanku uma Baahna.

C. Booqasho Guri (زيارة منزلية): - Adeegan waxad ka dhex dalban kartaa dhakhtar gurigaaga kuugu yimaada hadii xaalad Degdeg ahi (Emergency) kula soo gudboonaato ama cida aad jeceshay ee guriga kula degana la soatoo. Waxaad Dooranaysaa Wakhtiga aad rabto في udictoorku kuugu yimaado Guriga. Intaa ka dib waxa kula soo xidhiidhaya hawl wadeenada daweeye iyaga oo ku siinaya Magaca Dictoorka iyo Lambarkiisa iyo faahfaahin dheeraad ah.
Fiiro Gaar ah: - APPka Daweeye ma aha Xarun Caafimaad balse waa dhexdhexaad isku xidha Adeeg Bixiyayaasha Caafimaadka iyo Bukaanada.
- Adeegyada ay bixiyaan dhakhaatiirtu iyo dawooyinka ay u qorayaan Bukaanada ay booqdaan waxa ay ku xidhanyihiin Go'aanadooda Xirfadeed.
تحميل APK

لقطة شاشة التطبيق

Similar