Daweeye APK 1.1.1 - Download gratuito

Scarica APK

Ultimo aggiornamento: 12 Dic 2022

Informazioni app

Appka Daweeye ka hel dhamaan adeegyada daryeelka caafimaadka.

Nome app: Daweeye

ID applicazione: com.daweeye

Valutazione: 0.0 / 0+

Autore: Daweeye

Dimensione app: 29.91 MB

Descrizione dettagliata

Habka è Diwaan galinta Appka Daweeye

- Appkan waxa la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga, Emailka iyo Taleefan lambarkaaga isku diwaan galinaya, Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta ah.

Habka isticmaalka APPka Daweeye

1. Waxa aad dalban kartaa adeegyadan hoos ku xusan adiga oo isticmaalya habkan.
Fiiro Gaar ah:- halka sare waxaad isku badalan kartaa labada luuqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriisiga.

A. Adeega Booqo dhakhtar (visita un medico): - Marka aad doorato adeegan waxa kuu soo baxaya magaalooyinka, dabdeedna takhasusaadka, intaa ka dib waxa kuu soo baxaya dhakhaatiirta takhasuska aad dooratay ku jira. dhakhtarka e ad rabto ayaad ka qabsan kartaa balanta maalinta iyo wakhtiga ama waxaad u qaban kartaa qof kale sida Caruurtaada. Intaa ka dib waxad helaysaa warqada Cadaynta ee xiliga Balantaada adiga oo ka eeganaya Qaybta hoose ee Balamahayga.

B. Farmasi (Farmacia) :- Adeegan waxaad ka dalban kartaa dawada aad rabto adiga oo dooranaya qaybaha kala duwan ee dawooyinku ku kala jiraan, dabadeed waxaad ku darsanaysaa salada (Carrello)
, intaa ka dib waxad soo dalacaysaa (Carica) warqada dictoorku kuugu qoray dawada (Prescrizione) hadii ay dawadaasi tahay mid aan dhakhtar la'aan la bixin karin. intaa ka dib waxa laguu soo dirayaa dawada ama shayga aad dalbatay adiga oo gurigaaga jooga.
Fiiro Gaar ah: Caanayowga iyo xafaayadaha ku dhex jira qaybta Hooyada dhalaanku uma Baahna prescrizione.

C. Booqasho Guri (Visita a domicilio):- Adeegan waxad ka dhex dalban kartaa dhakhtar gurigaaga kuugu yimaada hadii xaalad Degdeg ahi (emergenza) kula soo gudboonaato ama cida aad jeceshay ee guriga kula degan la soo gudboonaato. Waxaad Dooranaysaa Wakhtiga aad rabto in uu dictoorku kuugu yimaado Guriga. Intaa ka dib waxa kula soo xidhiidhaya hawl wadeenada daweeye iyaga oo ku siinaya Magaca Dictoorka iyo Lambarkiisa iyo faahfaahin dheeraad ah.
Fiiro Gaar ah:- APPka Daweeye ma aha Xarun Caafimaad balse waa dhexdhexaad isku xidha Adeeg Bixiyayaasha Caafimaadka iyo Bukaanada.
- Adeegyada è bixiyaan dhakhaatiirtu iyo dawooyinka è qorayaan Bukaanada è booqdaan waxa è ku xidhanyihiin Go'aanadooda Xirfadeed.
Scarica APK

Schermata dell'app

Simile