Daweeye APK 1.1.1 - Descarga gratuita

Descargar APK

Última actualización: 12 de Dic de 2022

Información de la aplicación

Appka Daweeye ka hel dhamaan adeegyada daryeelka caafimaadka.

Nombre de la aplicación: Daweeye

ID de aplicación: com.daweeye

: 0.0 / 0+

Autor: Daweeye

Tamaño de la aplicación: 29.91 MB

Descripción detallada

Habka es Diwaan galinta Appka Daweeye

- Appkan cera la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga, Emailka iyo Taleefan lambarkaaga isku diwaan galinaya, Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta ah.

Habka isticmaalka APPka Daweeye

1. Waxa aad dalban kartaa adeegyadan hoos ku xusan adiga oo isticmaalya habkan.
Fiiro Gaar ah:- halka sare waxaad isku badalan kartaa labada luuqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriisiga.

A. Adeega Booqo dhakhtar (Visita a un médico):- Marka aad doorato adeegan waxa kuu soo baxaya magaalooyinka, dabdeedna takhasusaadka, intaa ka dib waxa kuu soo baxaya dhakhaatiirta takhasuska aad dooratay ku jira. dhakhtarka aad rabto ayaad ka qabsan kartaa balanta maalinta iyo wakhtiga ama waxaad u qaban kartaa qof kale sida Caruurtaada. Intaa ka dib waxad helaysaa warqada Cadaynta ee xiliga Balantaada adiga oo ka eeganaya Qaybta hoose ee Balamahayga.

B. Farmasi (Farmacia): - Adeegan waxaad ka dalban kartaa dawada aad rabto adiga oo dooranaya qaybaha kala duwan ee dawooyinku ku kala jiraan, dabadeed waxaad ku darsanaysaa salada (Carrito)
, intaa ka dib waxad soo dalacaysaa (Subir) warqada dictoorku kuugu qoray dawada (Prescripción) hadii ay dawadaasi tahay mid aan dhakhtar la'aan la bixin karin. intaa ka dib waxa laguu soo dirayaa dawada ama shayga aad dalbatay adiga oo gurigaaga jooga.
Fiiro Gaar ah: Caanayowga iyo xafaayadaha ku dhex jira qaybta Hooyada dhalaanku uma Baahna prescripción.

C. Booqasho Guri (Visita al hogar):- Adeegan waxad ka dhex dalban kartaa dhakhtar gurigaaga kuugu yimaada hadii xaalad Degdeg ahi (emergencia) kula soo gudboonaato ama cida aad jeceshay ee guriga kula degan la soo gudboonaato. Waxaad Dooranaysaa Wakhtiga aad rabto in uu dictoorku kuugu yimaado Guriga. Intaa ka dib waxa kula soo xidhiidhaya hawl wadeenada daweeye iyaga oo ku siinaya Magaca Dictoorka iyo Lambarkiisa iyo faahfaahin dheeraad ah.
Fiiro Gaar ah:- APPka Daweeye ma aha Xarun Caafimaad balse waa dhexdhexaad isku xidha Adeeg Bixiyayaasha Caafimaadka iyo Bukaanada.
- Adeegyada ay bixiyaan dhakhaatiirtu iyo dawooyinka ay u qorayaan Bukaanada ay booqdaan waxa ay ku xidhanyihiin Go'aanadooda Xirfadeed.
Descargar APK

Captura de pantalla de la aplicación

Similar