Qaamuus Academy APK 1.0.4 - Gratis download

Downloaden APK

Laatst bijgewerkt: 3 Jan 2024

App-info

Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (E-learning).

App-naam: Qaamuus Academy

Applicatie-ID: academy.qaamuus.qaamuus_acd_app

Beoordeling: 0.0 / 0+

Auteur: Naqib Ali

App-grootte: 40.21 MB

Gedetailleerde beschrijving

Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo boerenkool u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho wax ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (hoogleraren) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
Downloaden APK

App-screenshot

Vergelijkbaar