Qaamuus Academy APK 1.0.4 - Download gratuito

Scarica APK

Ultimo aggiornamento: 3 Gen 2024

Informazioni app

Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (Elearning).

Nome app: Qaamuus Academy

ID applicazione: academy.qaamuus.qaamuus_acd_app

Valutazione: 0.0 / 0+

Autore: Naqib Ali

Dimensione app: 40.21 MB

Descrizione dettagliata

Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo kale u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho wax ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (professori) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
Scarica APK

Schermata dell'app

Simile