Qaamuus Academy APK 1.0.4 - Unduhan Gratis

Unduh APK

Terakhir diperbarui: 3 de Jan de 2024

Info Aplikasi

Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (Elearning).

Nama aplikasi: Qaamuus Academy

ID Aplikasi: academy.qaamuus.qaamuus_acd_app

Peringkat: 0.0 / 0+

Penulis: Naqib Ali

Ukuran aplikasi: 40.21 MB

Deskripsi Terperinci

Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo kale u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho wax ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (Profesor) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
Unduh APK

Cuplikan Layar Aplikasi

Serupa