Qaamuus Academy APK 1.0.4 - Descarga gratuita

Descargar APK

Última actualización: 3 de Ene de 2024

Información de la aplicación

Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (Elearning).

Nombre de la aplicación: Qaamuus Academy

ID de aplicación: academy.qaamuus.qaamuus_acd_app

: 0.0 / 0+

Autor: Naqib Ali

Tamaño de la aplicación: 40.21 MB

Descripción detallada

Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo kale u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho wax ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (Profesores) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
Descargar APK

Captura de pantalla de la aplicación

Similar