Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan APK 4.40 - Download gratuito

Scarica APK

Ultimo aggiornamento: 20 Gen 2024

Informazioni app

Applicazione ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan [2023]

Nome app: Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan

ID applicazione: com.kulmis.axkaamta

Valutazione: 0.0 / 0+

Autore: kulmiss.com

Dimensione app: 12.72 MB

Descrizione dettagliata

Applicazione ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga e sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (scw).

Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka.

Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan:

Waa Maxay presto?
Taariikhda Soonka
Waajibnimada Soonka
Arimaha Waajibiya Soonka
Soonka La iska Reebay
Ducada Markay Bil Dhalato
Fadliga Soonka e Aadaabta Ruuxa Sooman
Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan
Shuruudaha Soonka
Waxyaabaha Soonka Jabiya
Arkaanta Soonka
Sunnooyinka Soonka
Ducada Marka la Afuro
Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo
Laylatul Qadri
Calaamadaha Laytul Qadri
Zakaatul Fidriga
Ciidul Firdiga
Gabagabo e Gunaanad

Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka.

Mahadsanid

E-mail: info@kulmiss.com
Scarica APK

Schermata dell'app

Simile