Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan APK 4.40 - Free Download

Download APK

Last updated: 20 Jan 2024

App Info

Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan [2023]

App name: Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan

Application ID: com.kulmis.axkaamta

Rating: 0.0 / 0+

Author: kulmiss.com

App size: 12.72 MB

Detailed Description

Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga & sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (s.c.w).

Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka.

Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan:

Waa Maxay Soon ?
Taariikhda Soonka
Waajibnimada Soonka
Arimaha Waajibiya Soonka
Soonka La iska Reebay
Ducada Markay Bil Dhalato
Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman
Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan
Shuruudaha Soonka
Waxyaabaha Soonka Jabiya
Arkaanta Soonka
Sunnooyinka Soonka
Ducada Marka la Afuro
Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo
Laylatul Qadri
Calaamadaha Laytul Qadri
Zakaatul Fidriga
Ciidul Firdiga
Gabagabo & Gunaanad

Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka.

Mahadsanid

Email: info@kulmiss.com
Download APK

App Screenshots

Similar