Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan APK 4.40 - Δωρεάν λήψη

Λήψη APK

Τελευταία ενημέρωση: 20 Ιαν 2024

Πληροφορίες εφαρμογής

Εφαρμογή ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan [2023]

Όνομα εφαρμογής: Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan

Αναγνωριστικό εφαρμογής: com.kulmis.axkaamta

Βαθμολογία: 0.0 / 0+

Συγγραφέας: kulmiss.com

Μέγεθος εφαρμογής: 12.72 MB

Αναλυτική περιγραφή

Εφαρμογή ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga & sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (s.c.w).

Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka.

Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan:

Waa Maxay Σύντομα;
Taariikhda Soonka
Waajibnimada Soonka
Arimaha Waajibiya Soonka
Soonka La iska Reebay
Ducada Markay Bil Dhalato
Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman
Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan
Shuruudaha Soonka
Waxyaabaha Soonka Jabiya
Αρκάαντα Σουνκά
Sunnooyinka Soonka
Ducada Marka la Afuro
Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo
Laylatul Qadri
Calaamadaha Laytul Qadri
Zakaatul Fidriga
Ciidul Firdiga
Gabagabo & Gunaanad

Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka.

Μαχαντσανίντ

Email: info@kulmiss.com
Λήψη APK

Στιγμιότυπο οθόνης εφαρμογής

Παρόμοια