Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK 0.4 - Free Download
Last updated: 9 Sep 2019
App Info
Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah
App name: Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Application ID: qamus.somali.hindiso
Rating: 5.0 / 339+
Author: Abdirahman-Hassan
App size: 5.80 MB
Detailed Description
( Qoraaga Buugga )"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamuuska Soomaali-Talyaani
(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad,Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba’een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga “Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Akedemiyadii, sida hay’adaha kaleee qaranka, iyo guud ahaan xaaladihii colaadeed ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995,Puglielli e Bitocchi 2009).
Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjoogsanindhamaystirka hab daabacaadda qaamuuskan oo aan maanta u soo bandhigayno"
App Screenshots
Similar
Qamuska
0
Qaamuus - Somali to Somali Dic
5
Somali To Arabic Dictionary Of
0
Somali Translator
0
Crunchyroll
4.6
Somali qaamuus
4.3
Arabic To Somali Dictionary Of
0
Shazam: Find Music & Concerts
4.8
Somali Dictionary Offline
4.4
Somali Proverbs - Maahmaahyo
0
Talking Translator - Languages
4.7
Af-Somali Xisnul Muslim
0
Qaamuus Academy
0
Somali, Arabic, Swahili, Engl.
0
Somali - Arabic Translator
0
Arbaciin Af-Soomaali
0
English somali dictionary
4.9
Qaamuuska Af-Soomaaliga
0
Hooyo - Af Somali
0
English Somali Dictionary
4.7