Afartan Xadiith Af-Somali APK 1.0.0 - Descarga gratuita

Descargar APK

Última actualización: 9 de Ene de 2024

Información de la aplicación

Afartan Xadiith

Nombre de la aplicación: Afartan Xadiith Af-Somali

ID de aplicación: com.newandromo.dev1579925.app2255918

: 0.0 / 0+

Autor: Iftiin Raadis

Tamaño de la aplicación: 14.62 MB

Descripción detallada

Hordhaca Kitaabka
Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelyadii Alle ha ahaadeen Nabigayagii Muxammad kor kiisa, ehel kiisa, asxaab tiisii ​​iyo intii samaanta ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha. Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur'aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan wa tusaalooyinkii nebiga (scw) ee waajibka ah in la raaco, siduu Allahii casiiska ahaa yiri:
Descargar APK

Captura de pantalla de la aplicación

Similar