Hir iyo Hiigsi

Hir iyo Hiigsi APK 5.0 - Ücretsiz İndirme

İndir APK

Son güncelleme: 28 Eyl 2020

Uygulama Bilgisi

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Soylu, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Uygulama adı: Hir iyo Hiigsi

Uygulama Kimliği: som.buug.hir_hiigsi

Derecelendirme: 4.5 / 112+

Yazar: Soomaal Technology

Uygulama boyutu: 19.54 MB

Ayrıntılı Açıklama

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay yeşil horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.
Dhiganahani waxa uu astaan ​​ollole u yahay, cindiga bulshada lagu beero rajo'da baahinta salka hore-usocodnimo iyo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo içinde la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal
tuvalet asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arrajiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed ’yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan tuvalet.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan balmumu kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka orta ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo yolu noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi soydan; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.
İndir APK

Uygulama Ekran Görüntüsü

Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi

Benzer