Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK 0.4 - Ücretsiz İndirme

İndir APK

Son güncelleme: 9 Eyl 2019

Uygulama Bilgisi

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

Uygulama adı: Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Uygulama Kimliği: qamus.somali.hindiso

Derecelendirme: 5.0 / 339+

Yazar: Abdirahman-Hassan

Uygulama boyutu: 5.80 MB

Ayrıntılı Açıklama

(Qoraaga Buugga)
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somaliki), waxamayarulgani, Soomaaliyeed (Studi Somaliki)

(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga "Somali-Italia" iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaladii ahadka seda, iyo seda ee dalka ka jiray waxaysabeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995, Puglielli e Bitocchi 2009).

Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaoas nagama horjoogsanindhamadigayka
İndir APK

Uygulama Ekran Görüntüsü

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Benzer