Qaamuus Academy

Qaamuus Academy APK 1.0.4 - Ücretsiz İndirme

İndir APK

Son güncelleme: 3 Oca 2024

Uygulama Bilgisi

Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (Eğitim).

Uygulama adı: Qaamuus Academy

Uygulama Kimliği: academy.qaamuus.qaamuus_acd_app

Derecelendirme: 0.0 / 0+

Yazar: Naqib Ali

Uygulama boyutu: 40.21 MB

Ayrıntılı Açıklama

Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo kale u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho wax ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (Profesörler) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
İndir APK

Uygulama Ekran Görüntüsü

Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy

Benzer