Hir iyo Hiigsi

Hir iyo Hiigsi APK 5.0 - ดาวน์โหลดฟรี

ดาวน์โหลด APK

อัปเดตล่าสุด: 28 ก.ย. 2020

ข้อมูลแอป

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

ชื่อแอป: Hir iyo Hiigsi

รหัสแอปพลิเคชัน: som.buug.hir_hiigsi

คะแนน: 4.5 / 112+

ผู้เขียน: Soomaal Technology

ขนาดแอป: 19.54 MB

คำอธิบายโดยละเอียด

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed อูคู kab gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan
Dhiganahani waxa uu astaan ​​ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo ใน cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo ใน dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal
loo asteeyay sarreedada bulshooyinka

Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn ใน la waafaqaa Qoraha qormada ayaa mas'uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed ’yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu aoc socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan ขี้ผึ้ง kasoo xigano Xogta qoran waxaa ka กลางอา qeybo xigasho oo ตุ๋นอา, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa อา waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ฮ่า yeelato’e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha
ดาวน์โหลด APK

ภาพหน้าจอแอป

Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi

คล้ายกัน