Qaamuus Academy

Qaamuus Academy APK 1.0.4 - Download grátis

Baixar APK

Última atualização: 3 de Jan de 2024

Informações do aplicativo

Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (Elearning).

Nome do aplicativo: Qaamuus Academy

ID do aplicativo: academy.qaamuus.qaamuus_acd_app

Classificação: 0.0 / 0+

Autor: Naqib Ali

Tamanho do aplicativo: 40.21 MB

Descrição detalhada

Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo kale u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho cera ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (Professores) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
Baixar APK

Captura de tela do aplicativo

Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy Qaamuus Academy

Semelhante