Somali Quran in Audio

Somali Quran in Audio APK 24.01.10 - Darmowe pobieranie

Pobierz APK

Ostatnia aktualizacja: 10 Sty 2024

Informacje o aplikacji

MP3 / Audio / Tafsiir Af Soomaali Koran (Quraanka Kariimka) somalijski Koran

Nazwa aplikacji: Somali Quran in Audio

Identyfikator aplikacji: al_quran.somali.koran.islamic.quran

Ocena: 4.8 / 1.21 Tysiąc+

Autor: Holy Quran Apps

Rozmiar aplikacji: 23.02 MB

Szczegółowy opis

Quraan (carabi: Qur’an; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (bóg) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed pokój niech będzie z nim. 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed, niech spoczywa w pokoju. upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aayadood ilaa laga lagaee gaeeo sukaa 7 aayadood laga laga laga gaeeo sukaa 7 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliame iyo maisa xyo. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wosk ayay tilmaamaysaa to markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
Pobierz APK

Zrzut ekranu aplikacji

Somali Quran in Audio Somali Quran in Audio Somali Quran in Audio Somali Quran in Audio Somali Quran in Audio Somali Quran in Audio Somali Quran in Audio

Podobne