Hir iyo Hiigsi

Hir iyo Hiigsi APK 5.0 - 무료 다운로드

다운로드 APK

마지막 업데이트: 2020년 9월 28일

앱 정보

Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

앱 이름: Hir iyo Hiigsi

애플리케이션 ID: som.buug.hir_hiigsi

평점: 4.5 / 112+

저자: Soomaal Technology

앱 크기: 19.54 MB

자세한 설명

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan 레. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.
Dinganahani waxa uu astaan ​​ollole u yahay, cindiga bulshada lagu beero rajo의 바 히타 살카 호어-우소 코트 니모 이요; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

하달 카 ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya um ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka 바라 쇼바 무단. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal
화장실 asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, la lawaafaqaa의 se laakiin aanay khasab ahayn. Qoraha qormada ayaa mas'uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. 시다 아수 아이 타 하이, 라 알리 겔린 벅다 아야 왁스 란 카 복시 나이 아, 윅시 카스타이 에드 예예; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku 군가 나단 타이; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr 아. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay이나 누 쿠와 ugu tayaysan 왁스 kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato'e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.
다운로드 APK

앱 스크린샷

Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi Hir iyo Hiigsi

비슷함