Cawiye App

Cawiye App

  • Versi Terbaru
  • CAAWIYE ICT SOLUTIONS LTD

Tentang aplikasi ini

Balan U qabso Dhaqtarkaaga

Aplikasi Cawiye- Aplikasi waa kuu fududeynaya inaad balan u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Appkaan waxaa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Aplikasi Cawiye si fudud ayaad isaga diiwaangelin kartaa adigoo balan ku qabsanaya wax ka yar 2 daqiiqo.📱💻

Aplikasi Cawiye waxaad ka heli kartaa isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan kartaa dhaqaatiirta ka shaqeysa.

izinkanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay sameynayaan sida qaliimo bilaash ah iyo wixii lamid ah.

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo.

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad ay dhaqaatiirtu bixineyso.

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa waxaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta notifikasi ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kula kulmi doona.

Bukaanku wuxu dalban karaa Ambulans isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulans-ta.🚑🚑🚑

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxu wax ku bixin karaa kaliya PEMBAYARAN EVC.💵💵💵

Cuplikan Layar Aplikasi

Cawiye App Cawiye App Cawiye App Cawiye App Cawiye App