Dalab Online Shopping App

Dalab Online Shopping App APK 2.2.2 - Unduhan Gratis

Unduh APK

Terakhir diperbarui: 1 de Jun de 2024

Info Aplikasi

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab Online, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Nama aplikasi: Dalab Online Shopping App

ID Aplikasi: com.app.dalabonline

Peringkat: 0.0 / 0+

Penulis: Dalab ICT

Ukuran aplikasi: 36.02 MB

Deskripsi Terperinci

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.


Ka xuloDalab Online:
Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa .
✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.
Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.
Ku dudaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Fitur Utama:
️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iiibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go,aanka iibshadaada.

️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier wallet, Zaad iyo kuwa badan.

️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.


Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka keenistana uu aad u jaban yahay.
2) Dalab Online waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.
3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

Untuk kontak-:-:

Email: support@dalabonline.com

nomor telepon: +252 61 2597175

Akun Media Sosial :-

www.facebook.com/dalabonline1
www.instagram.com/dalabonline
www.youtube.com/dalabonline
www.twitter.com/dalabonline
Unduh APK

Cuplikan Layar Aplikasi

Dalab Online Shopping App Dalab Online Shopping App Dalab Online Shopping App Dalab Online Shopping App

Serupa