Quran - Soomaali

Quran - Soomaali APK 1.0.10 - Descarga gratuita

Descargar APK

Última actualización: 6 de Sep de 2023

Información de la aplicación

Tafsiirka Quraanka Kariimka

Nombre de la aplicación: Quran - Soomaali

ID de aplicación: com.hooyoapp.quran

: 4.8 / 303+

Autor: HooyoApps

Tamaño de la aplicación: 18.06 MB

Descripción detallada

Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.

appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.

Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada.

Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.

Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf.
Descargar APK

Captura de pantalla de la aplicación

Quran - Soomaali Quran - Soomaali Quran - Soomaali Quran - Soomaali Quran - Soomaali Quran - Soomaali Quran - Soomaali

Similar