Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK 0.4 - Kostenloser Download

Herunterladen APK

Zuletzt aktualisiert: 9. Sep 2019

App-Info

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

App-Name: Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Anwendungs-ID: qamus.somali.hindiso

Bewertung: 5.0 / 339+

Autor: Abdirahman-Hassan

App-Größe: 5.80 MB

Detaillierte Beschreibung

(Qoraaga Buugga)
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay

(Agostini F., A. Puglielli und Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska e. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga „Somalia-Italia“ iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Der Dalka Ka Jiray Waxaysababeen in Dib U Habayn Xoog Leh Lagu Sameeyo Mashruuca Qaamuuska.

Waxaa noo suurtaggeli wayday in wachsyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama
Herunterladen APK

App-Screenshot

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Ähnlich