Dhaweeye

Dhaweeye APK 1.0.141 - Kostenloser Download

Herunterladen APK

Zuletzt aktualisiert: 11. Sep 2024

App-Info

Halkad rabto ku Tag dhaweeye

App-Name: Dhaweeye

Anwendungs-ID: com.dhaweeye.client

Bewertung: 4.2 / 5.33 Tausend+

Autor: TABAARAK ICT SOLUTIONS

App-Größe: 32.71 MB

Detaillierte Beschreibung

Qaabka ist diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah Ayuu isu diiwaangalin Karaa ama Isago ISKU diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale Ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu Sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib Ayuu isticmaali Karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka Ayaa dooran kara Meesha uu rabo in la geeyo, kadib Ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib Ayuu dooran Karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay Online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka UGU dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari AAD dalbatay, ISAGA ayaaana ku aqbali kara Ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin ku saabsan in la diiday Ama in la aqbalay.
4-Darawalka Ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida UGU dhaw u ka tagi karo Meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay Heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, sido kale Mitte Walba kan kale Ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku WADA jireen.
Herunterladen APK

App-Screenshot

Dhaweeye Dhaweeye Dhaweeye Dhaweeye Dhaweeye Dhaweeye Dhaweeye Dhaweeye

Ähnlich