Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK 0.4 - Stažení zdarma

Stáhnout APK

Poslední aktualizace: 9. Zář 2019

Informace o aplikaci

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

Název aplikace: Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

ID aplikace: qamus.somali.hindiso

Hodnocení: 5.0 / 339+

Autor: Abdirahman-Hassan

Velikost aplikace: 5.80 MB

Podrobný popis

(Qoraaga Buugga)
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. V uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali)

(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta eyo Saynisie Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga „Somalia-Italia“ iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyey iadha kadaja ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995, Puglielli e Bitocchi 2009).

Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjooaaaao
Stáhnout APK

Snímek obrazovky aplikace

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Podobné