Dhaweeye Darawal

Dhaweeye Darawal APK 1.1.144 - Stažení zdarma

Stáhnout APK

Poslední aktualizace: 8. Zář 2024

Informace o aplikaci

Halkad rabto ku tag dhaweeye

Název aplikace: Dhaweeye Darawal

ID aplikace: com.dhaweeye.driver

Hodnocení: 4.8 / 7.03 Tisíc+

Autor: TABAARAK ICT SOLUTIONS

Velikost aplikace: 7.83 MB

Podrobný popis

Qaabka je diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU karaa ama isago Isku diiwan Google ama diiwaangalin galinaya facebook.
-Darawalka Sido kale ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu Sugaya inta laga tak aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka Ayaa dooran kara meesha uu Rabo v la geeyo, kadib ayuu Arki doona masaafada Lagu Tagi karo meeshas iyo lacagta Lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u Rabo inuu RAACO hadii ay on-line yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka Ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari AAD dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ku saabsan v la diiday ama v la aqbalay.
4-Darawalka Ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ah v darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ah v darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii Marka uu macaamiilka soo RAACO gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki doona jidka u ku socdo iyo sida Ugu dhaw u ka Tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli DOONAN labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10 Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, Sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku Samen doona intii ay safarka ku Wada jireen.
Stáhnout APK

Snímek obrazovky aplikace

Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal Dhaweeye Darawal

Podobné